Mareykanka oo xaqiijiyey in Muwaadinkii labaad looga dilay dagaalka Ukraine

Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa Talaadadii xaqiijisay dhimashada muwaadin Mareykan ah oo ku sugnaa Ukraine, kaasoo ay sheegtay inuu dhintay bartamihii bishii May isagoo ka dagaalamayay halkaas. “Waxaan xaqiijin karnaa dhimashada muwaadin Mareykan ah oo lagu magacaabo Stephen Zabielski oo ku dhintay Ukraine,” afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda ayaa yiri. “Waan la xiriirnay … Continue reading Mareykanka oo xaqiijiyey in Muwaadinkii labaad looga dilay dagaalka Ukraine